Shirkada Fransiis ah ayaa ku guulaysatay qandaraas lacag badan oo lagu dhisayo koox gujis cusub oo Australia yeelanayso. Shirkada DCNS ayaa ka guulaystay shirkado ay Japan iyo Germany laga leeyahay oo u tartamayay inay dhisaan gujisyada.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
AAP Source: AAP
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

