Furitaankii Masaajidka Daru-Salaam ee Melbounre

Source: talent provided
Masaajid cusub oo la yidhaahdo Darusalaam ayaa laga furay xaafadda Preston ee magaalada Melbourne. Qayb ballac ballaadhan ayuu leeyahay masaajidku oo loogu talo galay in bulshadu ka faa'iidaysato sida cayaaraha dhallinyarada iyo xafladaha.
Share