Hogaamiyaha afganbiga wadanka Niger ayaa shaaca ka qaaday in ay suuragal tahay in lasiidaayo madaxweynihii Niger ee la afganbiyey Mohamed Bazoum, laakiinse ayna ogoleyn in madaxtinimada dib loogu soo celiyo.