Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Golaha Imaamyada Australia oo taageeray in dadka Australia loogu yimid xaqooda helaan

Sheekh Ciise

Source: SBS Somali

Dadka wadanka Australia loogu yimid (indigenous) ayaa olole ugu jira in ay helaan codkooda baarlamaanka. Golaha imaamyada Islaamka Australia ayaa ka mid ahaa sagaal hay'adood oo diini ah oo taageeray dadkaas. Sheekh Ciise oo ka mida madaxda Golaha Imaamyada Islaamka Australia, ayaan arintaas kawaraysanay.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now