Iyadoo dhawaan ciidamo ka tirsanaa kuwa dawlada Soomaaliya ay u goosteen mucaaradka, waxaa loo kala turjuntay siyaalo kala duwan iyadoo dhanka mucaaradka loo bixiyay ciidanka badbaadada qaran halka dhanka kale loo arkay ciidan daacad u noqday beelo.
Share





