Goormaa la qabanayaa doorashada dalkan Australia?

Australia will go to the polls soon for the federal election Source: Getty Images / AsiaPac
Ra'iisul Wasaare Scott Morrison ayaa la filayaa inuu sida ugu dhaqsaha badan ku dhawaaqo maalinta la qabanayo doorashada guud ee dalka. Laakiin wuxuu haystaa maalmo go'an.
Share