Sanad ayaa la joogaa markii dawlada federalka Australia ay balanqaaday inay 12 kun oo qoxooti Suuriyaan iyo Iraq soo qaadidoonto. Hadana hayado gargaar ayaa ku dhaliilaya dawlada sida dibudejintaas ay gaabiska u noqotay.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends


