Dawlada federalka ayaa isku dayaysa inay jabiso ku tiirsanaanta cayrta iyadoo raacaysa nidaam ka jira New Zealand. Wasiirka adeega bulshada ayaa ku dhawaaqay sanduuq gaaray 100 milyan oo doolar oo lagu doonayo in dadka caytra looga saaro.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

