Hadalhaynta badalida maalinta 26 Australia Day oo sare usii kacday.

Source: SBS
Dadka wadanka Australia loogu yimid (Indigenous) ayaa kasoo horjeeda in 26 January ay sii ahaato maalita Australia Day. Maalintay ayey u aqoonsanyihiin maalintii lagu soo duulay dhulkooda. Taageeraha codkooda ayaa sanadba sanadka kasii danbeeya sii kordhaya.
Share