Hamdi Ali , Dalxiisinta ubadka Soomaaliyeed ee Australia

Hamdi Credit: Mohamed A Madar
Hamdi Ali, oo ka mida hogaamiyaalka Jaaliyada Soomaaliya ee Melbourne, ayaan ka waraysanay muhimada ay leedahay dalxiisinta ubadka Soomaaliyeed ee Australia, si gaara xiliga fasaxa.
Share