Hamdi Ali : Doorashada Australia natiijadeeda mid la filayey ayey aheyd.

Source: SBS
Doorashada Australia ayaa waxaa ku guulaystay Xisbiga Laborka, tan oo aheyd mid horay loo sii odorasay, balse hubaanti la'aan ayaa jirta dhanka guusha Laborka, kadib markii sidan oo kale sadex sana kahor inta la odorasay guusha Laborka balse aysan guuleysanin.
Share