Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Hamdi Ali oo ka faaloonaya sanad dugsiyeedka 2023 oo bilowday iyo xaaladaha ku xeeran.

Hamdi Ali .jpg

Sanad dugsiyeedka 2023 ayaa bilowday todobaadkan, iyadoo maalaayiin ardada dugsiyadu ay ku laabteen ama bilaabeen wax barashadooda. Dhinaca kale waxaa jira xaalad sicir bararku abuuray oo maciishadii ay qaaliyowday, taasoo saamaysay qoysaska caruutoodu dugsiyada dhigtaan. Hamdi Ali, oo ka mida hogaamiyaalka bulshada Soomalida magaalada Melbourne ayaan arintan waraysi kala yeelanay.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now