Hani Abdile "Dadka Soomalidu ha u doodeen xaquuqda dadka"

Hani Abdile hopes to become a journalist Source: The Feed
Hani Abdile waa gabar dhalinyaro ah oo Soomaali ah oo dalkan Australia ku soo gashay doon 6 sano ka hor. Waxay bilowday inay gabayo ka tiriso wixii ay soo martay, haddana waxay u dooddaa qaxootiyada kale.
Share