Hodan Axmed waxay doonaysaa inay boolis ka noqoto Victoria.
SBS Source: SBS
Hodan Axmed waa hooyo 6 caruur ku korsata Australia. Haddana waxay doonaysaa inay noqoto haweentii u horaysay oo Soomaliya ku dhalata oo ka noqota askariyad boolis ah gobolka Victoria
Share