SKIP TO MAIN CONTENT

Hooyo Fadumo Axmed "9 jeer ayaa la iga kansalay diyaaradii"

Muumino/Faadumo
Source: Supplied

Muwaadiniin badan oo Australian ah ayaa wali ku xanibadan dalka dibadiisa iyadoo wali laga doodayo sidii dalka dib loogu soo celin lahaa. Hooyooyin reer Melbourne ah ayaa laga kansalay diyaaradii ay u soo raaci lahaayeen Melbourne bishan kadib markii Victoria joojisay diyaaradihii dibadda ka iman jiray.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Muwaadiniin badan oo Australian ah ayaa wali ku xanibadan dalka dibadiisa iyadoo wali laga doodayo sidii dalka dib loogu soo celin lahaa. Hooyooyin reer Melbourne ah ayaa laga kansalay diyaaradii ay u soo raaci lahaayeen Melbourne bishan kadib markii Victoria joojisay diyaaradihii dibadda ka iman jiray.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now