Australia xeeba badan oo lagu damaashaado ayey leedahay, balse waxaa jira khatara u baahan in qofka xeebahaas imanay uu ku baraarugo. Khatarahaas waxaa ka mida dadku in ay ku qarqoomaan biyaha bada, mararka qaarna uu jiro Yaxaas-badeed (Shark) dadka ku weerara biyaha, lagana yaabo mararka qaar in uu dhib gaysto. Warbixintan ayaan ku iftiimineynaa sida looga badbaadi karo khataraha ku jira xeebaha Australia.