Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Warar sheegay in IS ay qabsan karto batroolka Libya

AAP

AAP Source: AAP

Wasiirada arimaha dibada Australia Julie Bishop ayaa sheegtay in IS ay qabsan karto batroolka Libya. Julie Bishop ayaa ka mid ahayd wufuud kakala socta 23 dal oo ku shiray Rome. Libya ayaa noqotay dalka diirada lagu hayo dagaalka ka dhankaa kooxda IS

Published

Source: SBS

Share this with family and friends

Wasiirada arimaha dibada Australia Julie Bishop ayaa sheegtay in IS ay qabsan karto batroolka Libya. Julie Bishop ayaa ka mid ahayd wufuud kakala socta 23 dal oo ku shiray Rome. Libya ayaa noqotay dalka diirada lagu hayo dagaalka ka dhankaa kooxda IS

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now