Ibraahim Saciid, oo ka tala bixinaya arimaha canshuuraha Australia.

Ibrahim Said, Interviewed with SBS Somali Program on 22 July 2022. Source: Ibrahim
Ibrahim Saciid Cabdi, oo ah nin xisaabiya ah kana hawlgala magaalada Melbourne, Australia, ayaa Idaacada SBS laanta Afsoomaliga ka waraysatay arimaha canshuuraha ama canshuur celinta ee wadanka Australia.
Share