SBS BRAND 2011 Source: SBS SomaliIbrahim Omar Baafo oo ka tirsan SBS Somali ayaa nooga waramay booqashadii dhawaan uu ku tagay Turkey halkaas oo shir loogu qabtay Soomaalida. Wuxuu nooga waramay wixii uga baxay waraysiyo uu la yeeshay raiisul wasaaraha iyo madaxweynaha.
Ibrahim Omar Baafo oo ka tirsan SBS Somali ayaa nooga waramay booqashadii dhawaan uu ku tagay Turkey halkaas oo shir loogu qabtay Soomaalida. Wuxuu nooga waramay wixii uga baxay waraysiyo uu la yeeshay raiisul wasaaraha iyo madaxweynaha.