Ibrahim Caydiid oo ka tirsan Jaaliyada Melbourne oo difaacay MOU Somaliland iyo Ethiopia

Iyadoo wali uu socdo muranka ka dhashay MOU ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Ethiopia ayaan waraysanay Ibrahim Caydiid oo ka tirsan Jaaliyada Somaliland ee Australia taagersana heshiiskan.
Share