Public housing tower resident Awil Hassan. Source: Awil HassanAustralia waxaa la dardar galinayaa tirada dadka laga talaalayo COVID-19 iyadoo xarumo cusub la furay. Waxaa talaalka dhawaan qaatay Injineer Awil Hassan oo ka tirsan madaxda Jaaliyada Melbourne. Wuxuu ku boorinayaa dadku inay qaataan talaalka.
Australia waxaa la dardar galinayaa tirada dadka laga talaalayo COVID-19 iyadoo xarumo cusub la furay. Waxaa talaalka dhawaan qaatay Injineer Awil Hassan oo ka tirsan madaxda Jaaliyada Melbourne. Wuxuu ku boorinayaa dadku inay qaataan talaalka.