Dr Cabdiwaxid Sh Cusman Qalinle waa aqoonyahan, garyaqaan Somali-Maraykan ah oo fadhigiisu yahay Minneapolis, Maraykanka. Wuxuu sidoo kale lataliye u ahaa madaxweynaha Somalia Hassan Sheekh Maxamuud. Wuxuu halkan uga hadlayaa dastuurka Soomaaliya oo aad loogu hadalhayay siyaasada Soomaaliya.
Share




