Xubno ka tirsan jaaliyada dawlada deegaanka Soomaalida ee Australia ayaa lacagu ugu deeqay dad dhibaato kasoo gaartay rabshadihii dhawaan ka dhacay Ethiopia. Waxaan arintan ka waraysanay Faisal Ibraahim oo jaaliyada u qaabilsan arimaha horumarinta.