Waraysi: Agaasimihii hore ee hayda macdanta iyo batroolka Puntland Q 2aad.
SBS BRAND 2011 Source: SBS Somali
Ciisa Farah Mohamuud waa agaasimihii hore ee hayda batroolka iyo macdanta Puntland. Wuxuu SBS uga waramay xaalada batrool soosaarida Puntland ay hadda marayso.