Raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Abdiwali Sheekh Axmed iyo musharixii hore ee madaxweyne prof Abdirahman Baadiyow ayaa booqasho ku yimid Australia. Laanta afsoomaliga ee idaacada SBS ayaa ka waraysatay xaalada dalka Somaliya iyo arimo badan oo kale
Share




