Waraysi: Madaxa hayada CRD Q 3aad
youtube Source: YouTube
Jibril Abdulle waa madaxa xarunta cilmibaarista iyo wadatashiga oo fadhigeedu yahay Mugadishu. Wuxuu dawlada Somalia ku eedeeyay musuqmaasuq iyo maamulxumo. Waxaa sidoo kale laga dhadhansaday inuu isusoo sharxidoono jagada madaxweynenimo doorashada soosocota.
Share



