Mascuud cali Sheikh waa Soomali magangalyodoon ah oo ku jira xero qaxooti oo ku taal dalka Papua New Guinea. Waxaa dhaawac u gayatay dadka deegaanka meel ku dhaw xerada lagu hayo.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends


