Mohamed Caalim wuxuu falanqeeyaa siyaasada Soomaaliya. Waxaan ka waraysanay doorashada soosota ee Somaliya. Wuxuu sheegay inuusan kalsooni wayn ku qabin nidaamka doorashada.
Share
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends


