Waraysi: Professor Afyare Abdi Elmi part 1
SBS BRAND 2011 Source: YouTube
Afyare Abdi Elmi waa profesor culuunta siyaasada ka dhiga jaamacada Qatar. Wuxuu aad u dhaliilsan yahay nidaamka siyaasadeed ee hada Soomaaliya ka jira laakiin raho wayn ayuu ka qabaa mustaqbalka dalka.
Share

