Cabdirahman Adan Ibbi waa xildhibaan ka mid ah baarlamaanka Soomaliya. Laanta Afsoomaaliga SBS ayaa ka waraysatay weeraradii dhawaan ay Al-Shabaab wu qaadeen Muqdisho iyo Baydhabo. Wuxuu sidoo kale ka hadlay doorashada la filayo inay ka dhacdo Soomaliya sanadkan.