Provided by Hashi Source: Provided by HashiLaanta Af-Soomaliga ee SBS waxay waraysatay madaxa hayda cilmibaarista ee Heritage oo fadhigeedu yahay Muqdisho. Wuxuu ka hadlay howlgalka Amisom iyo istaraatiijiyada ay ciidankan Soomaliya uga bixi karaan. Wuxuu sheegay inay Amisom awoodi karin inay ka adkaato Al-Shabaab caqabado dhowr ah oo horyaal awgeed.
Laanta Af-Soomaliga ee SBS waxay waraysatay madaxa hayda cilmibaarista ee Heritage oo fadhigeedu yahay Muqdisho. Wuxuu ka hadlay howlgalka Amisom iyo istaraatiijiyada ay ciidankan Soomaliya uga bixi karaan. Wuxuu sheegay inay Amisom awoodi karin inay ka adkaato Al-Shabaab caqabado dhowr ah oo horyaal awgeed.