SKIP TO MAIN CONTENT

Waraysi xildhibaan Daahir Jeesoow

SBS BRAND 2011
SBS BRAND 2011 Source: YouTube

Daahir Jeesoow waa xildhibaan ka mid ah baarlamaanka federalka Soomaaliya. Wuxuu u waramay wariyaha SBS ee Muqdisho oo uu kala hadlay maamul u samaynta gobolada Hiiraan iyo shabeelada dhexe. Wuxuu sheegay inuu ku kalsoon yahay in dhamaan laysku afgaranddoono maamul goboleedka shirkuna billabndoono.

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Daahir Jeesoow waa xildhibaan ka mid ah baarlamaanka federalka Soomaaliya. Wuxuu u waramay wariyaha SBS ee Muqdisho oo uu kala hadlay maamul u samaynta gobolada Hiiraan iyo shabeelada dhexe. Wuxuu sheegay inuu ku kalsoon yahay in dhamaan laysku afgaranddoono maamul goboleedka shirkuna billabndoono.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now