Dr Abdulazis Abdisamad waa asaasaha Eye for horn of Africa oo urur indhaha ka caawiya dadka bariga Africa. Dr Abdulazizi ayaa sheegay inay jiraan 149 kun oo qof oo aragu uusan u dhamayn Somalia iyadoo ay u yaryihiin dhaqaatiirta caawisa.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS Somali Source: SBS Somali
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

