Dr Abdulrahman Badiyow waa gudoomiye ku xigeenka xisbiga midnimada qaranka ahna musharixii hore madaxweynaha Soomaliya. Dr Baadiyow wuxuu ku eedeeyay dawlada hada jirta amaandarada iyo horumar la'aanta xaga siyaasada dalka. Wuxuu sheegay in xisbigiisu hore uga dalabaday madaxda dawlada inay iscasilaan.
Share




