SKIP TO MAIN CONTENT

Waraysi aan la yeelanay Dr Hassan Ibrahim oo uu kaga hadlayo waxbarashada Q 1aad.

SBS Somali
SBS Somali

DR Hassan Ibrahim waa isuduwaha gobol ee qaxootiga iyo soogalootiga fadhigiisuna yahay Christchurch, New Zealand. Dr wuxuu qoraalo badan ka sameeyay waxa qaxootigu soo mareen iyo saamaynta ay ku yeelan karto waxbarashada. Wuxuu kaloo ka hadlay sida dalalka qaxootigi yimaado ay uga jawaabi karaan taakulaynta waalidiinta qaxootiga si ay qayb uga qaataan waxbarashada caruurtooda.

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

DR Hassan Ibrahim waa isuduwaha gobol ee qaxootiga iyo soogalootiga fadhigiisuna yahay Christchurch, New Zealand. Dr wuxuu qoraalo badan ka sameeyay waxa qaxootigu soo mareen iyo saamaynta ay ku yeelan karto waxbarashada. Wuxuu kaloo ka hadlay sida dalalka qaxootigi yimaado ay uga jawaabi karaan taakulaynta waalidiinta qaxootiga si ay qayb uga qaataan waxbarashada caruurtooda.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now