Iyadoo Uk ay u codaynayso aftida ay ugu jirayaan ama uga baxayaan midowga yurub. Waxaan waraysanay Farhan Mohamed Jimcale oo ah tifaftiraha laanta Afsomaliga ee BBC. Wuxuu sheegay in codadku aad isugu dhow yihiin
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

