Waraysi Hani Abdulle oo qortay " I will rise "
SBS Somali Source: SBS Somali
Hani Abdulle waxay qortay buuga " I will Rise " oo ah gabayo ku saabsan xaaladay kasoo martay intay ku jirtay xerada qaxootiga ee Chrismas Island. Waxay Laanta afsoomaliga SBS ugu warantay booga iyo hamigeeda nolosha.
Share



