SKIP TO MAIN CONTENT

Waraysi Nadiya Faragab.

SBS Somali
SBS Somali

Waraysigan: Nadiya waxay ka hadlaysaa mashruuc ay bilowday mudo sanad ku dhow oo ay ku samaynayso qaamuus Somali-English oo App ah. Waxay ka hadlaysaa sida fikradan ku timid iyo baahida App noocaas ah ay u qaabaan dadka Soomaalidaa ee caalamka ku kala nool. Iyo sida aysan taageero wayn uga helin bulshada Somalida ee reer Melbourne.

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Waraysigan: Nadiya waxay ka hadlaysaa mashruuc ay bilowday mudo sanad ku dhow oo ay ku samaynayso qaamuus Somali-English oo App ah. Waxay ka hadlaysaa sida fikradan ku timid iyo baahida App noocaas ah ay u qaabaan dadka Soomaalidaa ee caalamka ku kala nool. Iyo sida aysan taageero wayn uga helin bulshada Somalida ee reer Melbourne.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now