Agaasimaha xiriirka jaaliyada Puntland Source: SBS Somali
Cumar Shire Maxamed waxaa dhawaan loo magacaabay agaasimaha qurbajoogta Puntland. Wuxuu laanta afsoomaliga SBS u sheegay waxay hayadiisa u qabsoomay ilaa iyo intii la magcaabay. Wuxuu daboolka ka qaaday baahida loo qabo in qurbajoogtu waxka qabato arimaha dalkii hooyo.