Waraysi: Professor Cabdi Samatar
SBS BRAND 2011 Source: YouTube
Cabdi I Samatar waa Proffesor wax ka dhiga jaamacada Minnesota. Wuxuu ka hadlayaa muhaarinjiin African ah oo Soomaali ku jirto oo bada Mediterianka ku le'day. Wuxuu kaloo ka hadlay heshiiskii dhawaan lagu gaaray Muqdisho oo ku aadanaa doorashada Soomaaliya.
Share