SBS BRAND 2011 Source: SBS SomaliSiciid Farah oo loo yaqaan Madaale waa xubin firfircoon oo ka mid ah jaaliyada melbourne. Wuxuu wadaa qorshe uu ku bilaabayo fasalo dhalinyarada Australian-Somalida ah Afka soomaliga lagu baro. Wuxuu sheegay in qaar ka mid ah waalidiinta Soomalida aysan fahansanayn muhiimada Afka Soomaliga iyagoo ka doorbida in caruurtoodu bartaan Afka Carabiga.
Siciid Farah oo loo yaqaan Madaale waa xubin firfircoon oo ka mid ah jaaliyada melbourne. Wuxuu wadaa qorshe uu ku bilaabayo fasalo dhalinyarada Australian-Somalida ah Afka soomaliga lagu baro. Wuxuu sheegay in qaar ka mid ah waalidiinta Soomalida aysan fahansanayn muhiimada Afka Soomaliga iyagoo ka doorbida in caruurtoodu bartaan Afka Carabiga.