SBS BRAND 2011 Source: SBS SomaliSheekh Cabdinur Sheekh Mohamed Wali waa Imam magac ku leh bulshada Muslimiinta ah ee Melbourne. Waxa uu diiday qudbadii Pauline Hanson ay ku sheegtay in Islamka iyo qayimka Australia inaysan isqaadan karin.
Sheekh Cabdinur Sheekh Mohamed Wali waa Imam magac ku leh bulshada Muslimiinta ah ee Melbourne. Waxa uu diiday qudbadii Pauline Hanson ay ku sheegtay in Islamka iyo qayimka Australia inaysan isqaadan karin.