Sheekh Cusman Usuuli sheekh aad loo yaqaan oo fadhigiisu yahay UK. Wuxuu booqasho ku joogaa Australia si uu ula hadlo jaaliyada Soomaalida ee Australia. Mar la waydiiyay waxa ku dhaliya in dhalinyaradu aado dagaalada wuxuu yiri " Jano laguma galo in dad la laayo"
Share




