SKIP TO MAIN CONTENT

Waraysi: Wasiirka warfaafinta Puntland, Mohamud Hassan Soocade

Mohamud Hassan Soocade
Source: YouTube

Mohamud Hassan Soocade waa wasiirka warfaafinta Puntland. Wuxuu SBS uga waramay iskahorimaad dhexmaray ciidanka Puntland iyo maleesiyaad oo wato gudoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Gallan. Wuxuu kaloo ka hadlay dawladiisa oo xirtay radiye kadib markii radiyuhu waraystay Mr Gallan oo dawlidiisu diidanayn in la waraysto.

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Mohamud Hassan Soocade waa wasiirka warfaafinta Puntland. Wuxuu SBS uga waramay iskahorimaad dhexmaray ciidanka Puntland iyo maleesiyaad oo wato gudoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Gallan. Wuxuu kaloo ka hadlay dawladiisa oo xirtay radiye kadib markii radiyuhu waraystay Mr Gallan oo dawlidiisu diidanayn in la waraysto.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now