SKIP TO MAIN CONTENT

Iran oo tijaabisay gantaalaha Balistikada

AAP
AAP Source: AAP

Iran ayaa lagusoo waramay inay tijaabisay gantaalaha balatikada oo ay ku qoreen " Isreal waa in la tirtiro" Awood sheegshadan ayaa imanaysa iyadoo madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Joe Biden uu booqasho ku joogo Isreal. Mr Biden ayaa sheegay in Maraykanku diyaar u yahay inuu talaabo ka qaado hadii Iran jabiso heshiiska.

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Iran ayaa lagusoo waramay inay tijaabisay gantaalaha balatikada oo ay ku qoreen " Isreal waa in la tirtiro" Awood sheegshadan ayaa imanaysa iyadoo madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Joe Biden uu booqasho ku joogo Isreal. Mr Biden ayaa sheegay in Maraykanku diyaar u yahay inuu talaabo ka qaado hadii Iran jabiso heshiiska.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now