Isbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya
Isbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya

Cabdikaafi Xasan Credit: provided
Isbadalka cimilada oo saamayn wayn ku yeeshay wax soo saarka cuntada Soomaaliya. Waxaa noo sharaxaya Cabdikaafi Xasan oo ah madaxa cilmi baarista Machadka Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda.
Share