Isbadalka Maamulka dartii, Xidhiidhka Australia iyo Shiinaha oo isbadalaya.

China australia relations Source: Getty Images
Xidhiidhka Australia iyo Shiinaha ayaan fiicneyn ka hor doorashadii Australia ee Sabtida 21/05/2022 dhacdey, balse maadaama taladii ay ka baxdey gacanta isbahaysigii maamulka hayey, waxaa soo muuqanaya xidhiidho dhanka hadlaka ah oo bilow u noqon kara xidhiidh ka wanaagsan kii hada ka hor ka dhexeeyey Australia iyo Shiinaha.
Share