Isbadalka nidaamkii kiro kabida Australia iyo saameyntiisa.

Source: AAP
Iyadoo ay barbar socoto sicir bararka nolasha guud, ayaa kirada guryaha Australia ay sare usii kaceysaa. Tan ayaa saameyn culus saartay dadka danyarta ah oo iyagu ay usii dheertahay in uu sii gabaabsanayo nidaamkii lagu kabi jiray Kirada guryaha, si gaarana loogu daneyn jiray dadka dakhligoodu hooseeyo.
Share