Iskuulada Victoria oo laga mamnuucayo waalidiinta dhibaateeya macalimiinta

Source: AAP Image/James Ross
Dawlada Victoria ayaa soo rogaysa sharci u ogolaanaya iskuuladu inay mamnuucaan waalidiinta aflagaado ama gacan ka hadal u gaysta shaqaalaha iskuulka, macalimiinta ama maamulayaasha.
Share