Jama Farah wuxuu ka tirsan yahay ururka Rotary Club faraciisa Footscry. Wuxuuna ku guulaystay inuu qalab caafimaad oo aad loogu baahan yahay u diro dalalka Geeska Africa.
Jama Farah oo qalab muhiim ah u dira Africa
Share

Jama Farah oo qalab muhiim ah u dira Africa